Skip to main content

Wednesday 10 June 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Saynis

Feker |
Falsafaddu badanka lama jirin sayniska, qoraalkan soo socdana waxa kuu caddaan doona sababaha kellifaya in wax laga beddelo arrinkan. Daniel Dennet oo ah bare jaamacadda Tufts Falsafadda ka dhiga, dhinacyada falsafadda iyo aqoontana ka qoray buuggaag toban kor u dhaafaya, waxa uu iftiiminayaa…

Marxaladda dhallaannimadu waa mid aad muhiim ugu ah caafimaadka jidheed iyo maskaxeed ee qofka. Waxa lagama maarmaan ah in aan wax khalkhal ah oo saamayn raagta yeesha aannu ku iman ilmaha koraya. Carruurta nolosha qaxarka iyo saxariirka ah kusoo koraa – noocay doonto ha u ekaatee – waa ay ka…

Sida bulsho kasta oo dunida ku nooli u leedahay caadooyin iyo dhaqamo uu facba fac u soo gudbinaayay, ayay sidoo kale u lahaayeen dawadhaqameed guun ah oo ay kula tacaalaan qofkooda uu xanuun gudeed ama dhaawac jidheed haleelo. Wax uu aadaamuhu ku soo tamariyo qaabkaasba, waxa la soo gaadhay…

Subscribe to Category Page