Skip to main content

Saturday 12 September 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Sayid Mohamed Abdalle Hassan

Aragti |
Deegaannadan ay ku dhisantay Puntland waxa ay 100-kii sano ee u dambeysay soo mareen baaxaa-deg dhaqan-dhaqaale iyo xasillooni-darro siyaasadeed. Boqol sano ka hor waxaa dumay saldanadihii iyo dhaqdhaqaaqyadii gobonimo-doonka ahaa ee gobolka. Sannadkii 1920-kii, Ingiriisku wuxuu burburiyey…

Xasuusta dhibbanayaashii ku waxyeelloobay duqaymihii Ingiriisku ka geystay saldhigyadii Daraawiishta, siiba Taleex. Waxa werinaya Maxamuud "Xaaji" oo ka mid ah ubadka ka tafiirmay dadkii koobnaa ee masiibadaa ka badbaaday. Waa ammin duhur ah. Waa 27kii Juun 2023. Waxa gurigayga London igu…

Subscribe to Category Page