Hordhac
Sannadkii 2020, Sooomaalilaan iyo Taywaan waxa ay bilaabeen xidhiidh rasmi ah oo iskaashi, iyaga oo ka duulaya qiyamka dimuqraadiyadeed ee ay wadaagaan iyo danaha ay wada leeyihiin. Labada dalba waxa ay dhacaan gobollo juquraafiyeed oo aan xasilloonayn: Geeska Afrika iyo Indo-baasifigga.…

Talafeeshan ayaa bartiisa YouTubka soo dhigaya muuqaal uu cinwaan uga dhigay: “Donald Trump heshiis degdeg ah ma la samayn doonaa Putin… khabiir arrimaha siyaasaddaha ah oo sir weyn soo bandhigay”. Sirtaas weyn ee uu khabiirku soo bandhigi doono, marka aad muuqaalka daawatid, waa in uu si fudud…

Somaliland xeerarkeedu way dhawrayaan xorriyadda saxaafadda. Laakiin madaxdeedu way ka dul tallaabsataa.
Kolkii Somaliland ay ku dhawaaqday in ay ka go’day Soomaaliya inteeda kale, bishii Meey 1991, qodobbada ugu waaweyn ee dadka maankooda ka guuxayay ee cid kastaa u heellanayd waxa ka…

Cabdalle Axmed Muumin waa xoghayaha guud ee ururka saxafiyiinta Soomaaliyeed; wuxuu sheegay in loo baahan yahay in laga hawl galo sidii loo ilaalin lahaa saxafiyiinta iyo xorriyadda saxaafadda.
Xorriyadda saxaafaddu waxay mar kale dhibbane u noqotay khilaafaadka dhawaanahan ka soo cusboonaaday…