Waxa maanta Somaliland looga dabbaaldegay munaasabadda 18-ka May ee sannadkan 2026, oo ku beegan 35 guurada ka soo wareegtay 1991kii, markii ay Somaliland ku dhawaaqday in ay ka baxday midowgii ay la gashay Soomaaliya, 1dii Juulaay 1960kii. Munaasibaddan oo la xuso sannad kaste, waxa ay hadda…

Maalinta qaranku waxa ay Somaliland uga dhigantahay farxad iyo xasuuso dagaal oo is huwan. 18-ka May, madaxweynaha iyo masuuliyiin kale ayaa daawada dhoollatus waddadada dheer lagu soo bandhigo. Guutooyin ciidamo ah, dad ciyaaro kala duwan soo bandhigaya iyo libaax dhabarka loogu duubay calanka…

Somaliland waxa ay, 1991kii, ku dhawaaqday in ay ka noqotay midnimadii ay lixdankii la gashay Soomaaliya. Haddaba, soddon iyo saddex sannadood ka dib, maxaa uga dhaboobay himiladii dawladoobidda, maxaa se caqabado la sheegi karo oo ku hor gudban?
Guudmar
Somaliland ujeeddada ugu weyn ee loo…