Skip to main content

Thursday 11 June 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Safar

Feker |
“Noloshu waa buug; qof aan safrinna wuxuu ka akhriyay hal bog oo keliya.” — Saint Augustine Marka uu qofku ku cusub yahay magaalo, dal ama xitaa nolol ka duwan tii uu yaqaanay, wuxuu galaa xaalad cusub. Waxa uu dhex galaa nolol gabi ahaanba ku cusub garaadkiisa oo qorshaheeda, qaabaynteeda iyo…

Tix |
"Tabantaabo gacalbaan rabaa toloow hala i dhoofsho.” Safar, safar, safar… Noloshu waa safar. SOOMAALIDU waxa ay hormuud ka yihiin bulshooyinka socotada ah ee kabuhu u giijisan yihiin goor walba. Kobtii ay tagaanba waxa ay ku reja weynaadaan in ay kasoo huleelaan oo kasii socdaalaan. “ragga (iyo…

Faaqidaad |
Qabanqaabiyayaasha socdaalkani waxay ku qeexeen in uu yahay “mid ka mid ah jar-iska-xoornimada ugu xalladda iyo halista badan ee dunida ku sii hadhay.” Waa safar dalxiis oo dalbarasho ah oo bas lagu gooshayo, kana soo bilaabmay Morooko, xeebta galbeed ee qaaradda inta uu isku dhereriyo gaadhaya…

Aragti |
Waa dabayaaqadii Diseenbar 2023. Waxaan guriga ka baxay aroor hore oo godka ay biyaha ku jiraan iyo ka ay ka sii baxayaan dirqi lagu kala garanayo. Bishan iyo tii ka horraysay waxaa magaalada Kismaayo maansheeyay biyaha roobka ee El Nino oo bahda cimilada dersa ay ku sheegeen inay toban laab ka…

Subscribe to Category Page