Aleksander Gelyefish Dugin waa faylasuuf biddixda fog ah oo u dhashay dalka Ruushka lagu na xanto maskaxda iyo miyirka fallaadamiir Buutin ku hawl galo, Dugin, wuxu dhashay hillaadii 1962-kii toddobadii bishii Janaayo, waxa uu ku abbabay oo ku kacaamay caasimadda dalka Ruushka ee Moskow…

Sideedaba haddii buug laga faalloonayo, waxaa ugu wanaagsan ee mudan in laga faalloodaa waa farriinta uu xambaarsan yahay buuggaasi.
Dostoevsky, oo ah sheeko-yahan muddo qarni ku siman caan ka ah dunida akhriska iyo sheeko-fanneedda, dadku sida ay u jecel yihiin ama magiciisa u wada maqleen…