Skip to main content

Wednesday 14 January 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

RSF

Faaqidaad |
27-kii Oktoobar ee 2025, kooxda RSF waxa ay gacanta ku dhigeen magaalada al-Faashir ee caasimadda u ah gobolka Waqooyiga Daarfuur, ahna mid kaalin weyn kaga jirta isbeddelladii ugu muhiimsanaa taariikhda Suudaanta casriga ah. Ka dib go’doomin ku dhawaatay 550 maalmood iyo wax ka badan 200 weerarro…

Madaarka Boosaaso ee maamul-goboleedka Buntilaan, Soomaaliya, waxa dhinacyada magaalada is qabsada maqalka guuxa diyaarad weyn oo soo cagadhiganaysa. Daqiiqado ka dib cagadhigashada, waa la aqoonsan karaa diyaaradda; waa diyaarad cad oo ah nooca IL-76 ee lagu raro shixnadaha waaweyn, oo garab…

Wacaal |
Waxa, maalintii Axadda, 26-ka Oktoober, ay fallaagada RSF la wareegtay magaalada Faashir ee xarunta u ah gobolka Waqooyiga Daarfuur. Waxa ay, sidoo kale, la wareegeen saldhiggii gaaska lixaad ee Ciidanka Suudaan. Magaaladan ay hadda qabsadeen ayaa go’doonsanayd muddo labo sannadood ku dhaw oo uu…

Subscribe to Category Page