Maqaalkan waxaa lagu faaqidayaa riwaayad Siddeetannadii ka soo baxday Jabuuti laguna magacaabay "Qaran iyo Qabiil". Maqaalka xooggiisa waxaa laga soo qardaystay buugga magaciisu yahay Fan-Masraxeedka Soomaalida: Raad-raac Taariikheed iyo Faaqidaad Riwaayado Caan-baxay ee uu hore u qoray allifaha…

Hordhac:
Dumarka codkooda iyo waxkubiirintooda masraxa halgan ay ka soo billaabeen guriga kuna kaabayeen dulqaadrooni ay ilbaxnimada iyo jaanroganka dunida garbinayaan ayay ku timid halkay maantay masraxyada bulsho ka joogaan. Masraxa bar billowgiisii waxa uu ka soo dhex iftiimay ilbaxnimada iyo…

Suugaanlayda dunida oo dhan waxay isu taagaan dhabsheegnimo iyagoo middaas ku mutaysto dhibaatooyin ka la duwan. Si ay dhabta u sheegaan dhibtana uga badbaadaan ayay u adeegsadaan farsamada 'suugaanta sarbeeban'.
Hal'abuurka suugaanlayda oo dhan waxay badankood dhibbanayaal u noqdaan…