Skip to main content

Friday 17 April 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Qurbajoog

Faaqidaad |
Hordhac Sannadkii 2020, Sooomaalilaan iyo Taywaan waxa ay bilaabeen xidhiidh rasmi ah oo iskaashi, iyaga oo ka duulaya qiyamka dimuqraadiyadeed ee ay wadaagaan iyo danaha ay wada leeyihiin. Labada dalba waxa ay dhacaan gobollo juquraafiyeed oo aan xasilloonayn: Geeska Afrika iyo Indo-baasifigga.…

Dhaqan |
Inta badan waalidka kala taga ee qoysku ka burburo, waxa ku yimaadda, dhibaatooyin badan, oo saameeya nolasha waalidka iyo ta ubadkaba. Waxa ubadka iyo waalidkaba ku reebma doogo nafsaddeed oo ay la noolaadaan, una gudbi karta jiilasha danbe ee ka tafiirmi doona. Sheekadan waxay si qotadheer u…

Markii ay saldhigtay Soomaaliya 2012, ee la meelmariyay dastuurkii kumeelgaadhka ahaa, sidoo kalena la qorsheeyay doorashooyinkii madaxtooyada iyo baarlamaanka, waxaa dalka ku soo qulqulayay qaxoonti badan oo ka soo noqday dalalkii ay u qaxeen. Sababaha soo ceshay qurbajoogtan iyo yoolasha ay ka…

Waxa Af Soomaali u turjumay Maxamed Buux Waa cawaysin danbe. Waxaan ku suganahay dukaan qaxwaha gada oo ku yaal Edmonton, Alberta. Cabdi Cali ayaa ku faanaya oo i tusaya taraaglayaasha tirada badan ee ay taleefanka ka wada xidhiidhaan. Cabdi waa 28 jir ka soo jeeda Soomaaliya, hadda se…

Subscribe to Category Page