Skip to main content

Friday 13 March 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Qaxoonti

Wacaal |
Madaxweyneha Maraykanka, Donald Trump, ayaa weerar afka ah ku qaaday jinsiyadaha Soomaalida iyo Afgaanida ka dib toogasho dhawaan ka dhacday Washington oo lala beegsaday askar ka tirsan Ilaalada Qaranka ee Maraykanka lana sheegay in uu fuliyay qof ka soo jeeda…

Buug |
Dhiganaha 'Qaxu Waa Silic Kale' iyo buugga kale ee garabsocda 'Jiraha Cusub' ee uu leeyahay Cabdiraxmaan Barkhad Good, waa deraasado akaadeemig ah iyo qibrado qaxootinnimo oo isbarbarsocda. Marleyba laga fursan maayo in la akhriyo dhigaal-curiseedka nuucan ah ee isugu jira deraasadaha aqoosha…

Faaqidaad |
Maalinkii koowaad ee muddo-xileedkan labaad ee Donald Trump, wargeysyadu waxa ay baahiyeen sawir argagax leh oo ah gabadh Kolombiyaan ah oo murugo awgeed jilbaha dhulka dhigtay kaddib markii amar madaxweyne lagu joojiyey barnaamijkii caanka ahaa ee CBP One, oo muhaajiriinta sida gabadhaas oo…

Waraysi |
Najma Raage iyo Halgan Daahir waa laba gabdhood oo himilo sare leh. Waa gabdho ka gadoodsan caqabadaha ku gudban haweenka Soomaalida. Waa laba gabdhood oo dhiirran oo diyaar u ah in ay dumiyaan darbigaas, oo ay u halgamaan in gabdhaha Soomaaliyeed noqdaan kuwo leh dhamaan xuquuqda iyo karaamada…

Sheeko |
Subax walba waxa aan saf dheer u galaa si aan biyo u helo, waxa aannu ku jirnaa meel nolosheedu bilowgii aad iigu adkeyd. In kasta oo aysan marna fududaan haddana waxa igu filan inaan la qabsaday ugu yaraan. Buul yar iyo ardaagiisa ayaa qoys waliba ku jiraa, beri dhexdaasa koox baa intay noo timid…

Aragti |
Hordhac Markii ay duntay dawladdii dhexe ee Soomaaliya, waxaa bilaabmay qalalaase iyo dagaallo sokeeye, badi dadkii Soomaaliyeedna waa ay qaxeen oo waxa ay galeen dalal shisheeye. Kolkii ay jirtay dawladdii Soomaaliya, waa ay jireen socdaalka ay Soomaalidu ku tagaan dalalka shisheeye, si gaar…

Feker |
Qaxoontigu waa xaalad barakac oo ka dhalata nabadgalyadarro ay wajahaan koox dad ahi si ay badbaado u helaana u qaxa meel ay nabad ku dareemayaan, meeshaas ay u qaxayaani waa in aysan noqon meel dalkooda ka mid ah ee ay tahay meel ay xuduudo sharci ah oo jira ay uga tallaabeen. Qiyaas ahaan,…

“Qofina kama tago gurigiisa, ilaa gurigaasi noqdo af Libaax-badeed.” —Warsan Shire, maansada Home Galbeedka, siiba UK iyo USA, waxa ka socda dhaqdhaqaaq xooggan oo lid ku ah qaxoontiga, tahriibayaasha iyo soogalootiga kaas oo gaadhay heer dadka qaar dhahaan waxa uu samada ku sii shareeray…

Subscribe to Category Page