Waxa ay ahayd galab Jimce ah. In badan baannu qorshaynaynay in aannu nimaadno goobtan, balse, maanta ayay noo suurogashay. Marka laga yimaaddo munaasabado gaar ah, keliya Jimcaha iyo Isniinta ayaa la furaa, inta kale ee toddobaadkana way xidhan tahay. Waa guri qaddiimi ah. Waxa uu ka kooban yahay…