Skip to main content

Monday 9 February 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Qaran

Faaqidaad |
Siyaasadda Xasuuqii La Illaaway Deraasadaha ku saabsan Soomaaliya waxay inta badan isku khaldaan dagaalladii qabiilaysnaa ee 1990-meeyadii iyo xasuuqyadii nidaamkii Siyaad Barre. Waxaa si joogto ah loogu arkaa faallooyinka afka iyo qoraallada cilmiyeed ee casriga ah in dhacdooyinkii xasuuqa ee…

Dagaalka iyo marxaladdii kala-guurka Markii xukuumaddii Siyaad Barre ay la kulantay iska caabbin hubaysan oo kaga timid dhanka Waqooyigii Soomaaliya, waxay bilowday olole xasuuq ah oo ay si gaar ah ugu beegsanaysay bulshada beesha Isaaq, iyadoo isku dayday in ay dhammaan tirtirto jiritaankooda.…

Aragti qoto dheer oo ku saabsan dawladnimadii Soomaaliya Kadib sagaal sano oo ay Soomaaliya hoos joogtay nidaam dimuqraadi ah oo rayid hoggaaminayay (1960–1969), waddanku wuxuu galay dariiqii kali-taliska ahaa ee ay dalal badan oo Afrika ka mid ahi mareen xilligii gumeysiga ka dambeeyay. Habeenkii…

Maqaalkani wuxuu si kooban u dul istaagayaa sababihii horseeday ololihii xasuuqa ahaa ee xukuumaddii Siyaad Barre u geysatay beesha Isaaq, isagoo muujinaya sida ay awoodda milatarigu u noqotay aalad lagu cabbudhiyo mucaaradka hubeysan iyo shacabka rayidka ah. Wuxuu falanqeynayaa sida xasuuqaasi u…

Aragti |
Weerarrada uu ururka al-Shabaab soo qaaday, dhammaadkii Feebarweri 2025, waa weerarradii ugu ballaadhnaa, abaabul ahaan, sannadihii dambe. Ururku waxa uu dib u soo ceshaday dhulalkii ay xukuumaddu hore gacanta ugu dhigtay, isagoo dib ula wareegay deegaanno ballaadhan oo ka mid ah badhtamaha iyo…

Waxii ka dambeeyay dagaal-weynihii labaad ee dunida oo uu Maraykanku ku noqday awoodda ugu sarraysa, waxa hirgashay siyaasad cusub oo caalami ah oo ku qotonta hirgelinta nidaam caalami ah oo ay hoggaan u yihiin dalalkii Xulafada ahaa ee ku guulaystay dagaalka, kuna biireen dhammaan dalalkii jiray…

Waraysi |
Soomaaliya sidii ay uga duntay dawladdii dhexe, waxa gebi ahaanba meesha ka baxay hay'adihii dawladeed, waxa dhulku uu la go'ay nidaamkii maamul, waxa dhalanrog gun iyo baar ahi ku yimi maanhaggii dawladnimada laga haystay. Jamhuuriyaddii saddexaad ee Carta lagu soo dhidbay, waxa ay in muddo ah la…

Amintii uu guurey gumeysigii haystay Somaliland, waxa la diiwaangaliyay odhaahyo badan oo shactaro leh kuwaas oo wax ka tilmaamaya fahankii dadweyne ee gobonimada. Waxa ka mid ah in dadka qaar ay la yaabeen in weli cashuur laga doonaya, iyada oo uu gumeysigu guuray. Waxa qaarkood laga qabtay odhaah…

Hadallada Soomaali badani ay sida joogtada ah ugu hadaaqaan waxaa ka mid ah oraahda tiraahda: “Qabiilku dhib ma leh, ee qabyaaladda ayaa xun”. Marka aan isweydiinnee oraahdaas maxaa ka run ah? Maxaa ka jira in qabiilku uusan dhib lahayn? Qabyaaladda yaa dhala, oo xaggee bay ka soo burqataa? Runtii…

Subscribe to Category Page