Waxaa habboon in aannu ka la qaadno qofka aqoonyahanka ah iyo qofka indheergaradka ah. Aqoonyahanku waa qofka la qabsaday in uu wax ku saleeyo waxa la gu shubtay, waana xagjir dabafadhiya qolada ay is ku aragtida yihiin. Se indheergaradku waa qof u laabfuran fikir kasta oo cusub, u na naqdin kara…

Amintii uu guurey gumeysigii haystay Somaliland, waxa la diiwaangaliyay odhaahyo badan oo shactaro leh kuwaas oo wax ka tilmaamaya fahankii dadweyne ee gobonimada. Waxa ka mid ah in dadka qaar ay la yaabeen in weli cashuur laga doonaya, iyada oo uu gumeysigu guuray. Waxa qaarkood laga qabtay odhaah…

Hadallada Soomaali badani ay sida joogtada ah ugu hadaaqaan waxaa ka mid ah oraahda tiraahda: “Qabiilku dhib ma leh, ee qabyaaladda ayaa xun”. Marka aan isweydiinnee oraahdaas maxaa ka run ah? Maxaa ka jira in qabiilku uusan dhib lahayn? Qabyaaladda yaa dhala, oo xaggee bay ka soo burqataa?
Runtii…