Muuqaallo lagu baahiyay baraha bulshada oo ku saabsan cunfi arxandarro ah ayaa dhaliyay cadho iyo cambaareyn ballaadhan, ka dib markii la daawaday koox dad ah oo si xun u jidh-dilay, ka dibna gubaya nin la sheegay in uu xanuun dhimirka ah qabay, duleedka degmada Wallaweyn ee Shabeellada Hoose,…

Maqaalkan waxaa lagu faaqidayaa riwaayad Siddeetannadii ka soo baxday Jabuuti laguna magacaabay "Qaran iyo Qabiil". Maqaalka xooggiisa waxaa laga soo qardaystay buugga magaciisu yahay Fan-Masraxeedka Soomaalida: Raad-raac Taariikheed iyo Faaqidaad Riwaayado Caan-baxay ee uu hore u qoray allifaha…

Kaaral Maarkis, waxa uu male-awaalay in loollanka u dhexeeya dabaqadaha xoogsatada (shaqaaleha) iyo hantiileyaasha loo shaqeeyo, oo ay danahoodu iska soo horjeedaan, ay ugu dambeyn keeni doonaan in dabaqaduhu ay baaba’aan oo garbo siman la noqdo. Waa marka ay dabaqadda xoogsatadu ku baraarugto in…

Soomaalida waxa lagu tiriyaa in ay ka mid yihiin bulshooyinka ugu badan ee Geeska Afrika ku dhaqan. Waa bulsho sida laga war hayo u qaabaysan oo u taaltaalla hab qabaa'il iyo beelo ah, waagii gumaystuhu yimida uu u kala jarjaray shan qaybood oo ku kala fidsan Geeska. Waa bulsho leh soojireen,…

Hadallada Soomaali badani ay sida joogtada ah ugu hadaaqaan waxaa ka mid ah oraahda tiraahda: “Qabiilku dhib ma leh, ee qabyaaladda ayaa xun”. Marka aan isweydiinnee oraahdaas maxaa ka run ah? Maxaa ka jira in qabiilku uusan dhib lahayn? Qabyaaladda yaa dhala, oo xaggee bay ka soo burqataa?
Runtii…