Deegaannadan ay ku dhisantay Puntland waxa ay 100-kii sano ee u dambeysay soo mareen baaxaa-deg dhaqan-dhaqaale iyo xasillooni-darro siyaasadeed. Boqol sano ka hor waxaa dumay saldanadihii iyo dhaqdhaqaaqyadii gobonimo-doonka ahaa ee gobolka.
Sannadkii 1920-kii, Ingiriisku wuxuu burburiyey…

War-murtiyeed ay si wada jir ah u soo saareen Dawladda Somaliland iyo dawlad goboleedka Puntiland ee Soomaaliya ayaa ay ku sheegeen in ay is afgarad ka gaadheen heshiis wada shaqeyneed oo ku saabsan dhinacyada nabadda gobolka Sanaag, la dagaallanka argagixisada iyo xoojinta ganacsiga iyo isu…

Soomaaliya waxa ay ku jirtaa marxaladda jiilkii saddexaad ee dagaalyahannada ajaanibta ah ee jihaad-doonka ah, waxaana metela dagaalyahannada ajaanibta ah ee hadda ku jira Daacishta ka dagaallamaysa Buntilaan. Hawlgalka milatari ee maamulka Buntilaan ku qaaday ururka Daacish ee ka dagaallamaya…

Axmed Madoobe waa nin isbeddelo badan soo maray, 2006 waxa uu ka mid ahaa xubnihii aasaasay xarakada al-Shabaab, waxa uu noqday xubnaha ugu khatarta badan ee xarakada oo ay Maraykanku muddo raacdaynayeen, tan iyo aasaaskii Jubbalaan (2013) waxa uu ahaa madaxweynaha maamul goboleedkan, booqashadii…

Markii ay burburtay dawladnimada Soomaaliya, shacabkii ku noolaa caasimadda Muqdisho waxa ay u kala firdhadeen deegaannadii ay qabiilladoodu ka soo jeedeen, sidoo kale waxaa jiray dadyow u baxsaday dalka dibadiisa, balse, badidood waxa ay sii mareen nolol qaxootinimo. Maadaama bilowgii qaranjabka…