Waraysi laga qaaday Leyla Abul Calaa’ oo ku saabsan noofalkeedii u danbeeyay (River Spirit) oo ay dib ugu eegayso go’doomintii Khartuum ee 1884-tii, ayna ugu kuurgalayso yagleelidda taariikhayn ka geddisan ta gumeystaha.
Ugu horrayn waxaan kuugu hambalyaynaynaa waxsoosaarkaaga suugaaneed ee…

Xaalad siyaasad-degeleed in ay ka dartay waxaad ku garan kartaa marka dadku bilaabo in uu barbardhigo xaaladda Soomaaliya.
Dabcan, lix bilood oo ay si isdabajoog ah u socdeen duqaymaha aan noocooda hore loo arag ee ay ciidanka Israa'iil iyo mashiinnadooda tegnaloojiyadda ku shaqaynayaa ku…

Qoraalkii kowaad ee Af Soomaali looga soo turjumo waxqabadka qoraaga Soomaali-Talyaaniga ah, Ijaaba Sheegow.
Hordhaca Turjubaanka
Ijaaba Sheegow (Igiaba Scego) waxay Rooma ku dhalatay 1974. Waa qoraa iyo saxafiyad Af Talyaaniga wax ku qorta, in kasta oo waxqabadkeeda afaf badan (Soomaaligu…

Gacaliso Zole,
Shaki la‘aan, waxaad la shaamareeri doontaa in warqaddani ku soo gaadho. Balse, aniga oo aan ku macasalaamayn waan ka tegi kari waayey adduunkaagan quruxda badan, kaas oo lagugu xukumay inaad ku noolaato. Waan ogahay in dadka qaar dareenkayga u arki karaan mid malaayacni ah, sida…

Maqaalkan waxa bilowgii lagu faafiyay degalka Aljazeera, Feb 2013, dood badan ayuuna dhaliyay sannadihii ka danbeeyay (Waxa Af Soomaali u turjumay Suhayb Maxamuud). 2016kii wuxu Xamiid Dabaashi soo saaray buug isla cinwaanka maqaalkan wata, gorfeyn buugga ku saabsan halkan ka…

Qoraalkan waxa Af Ingiriisi ka soo turjumay Cabdicasiis Guudcadde
Hordhaca Turjubaanka:
Qoraalkan oo 2015 lagu faafiyay degelkii themaandeeq.com wuxuu si duurxul lagu tilmaami karo u naqdinayaa siyaabaha ay dadka ku hubaysan caqliyadda gumaystuhu wax uga qoraan dalalka ay Soomaaliya ka mid…

Had iyo gooraale cinwaankaaga ka dhigo erayga “Afrika” ama “Mugdi” ama “Sadcaal”. Cinwaanhoosaadyadana waxaad ka dhigan kartaa; ‘Sansibaar’, ‘Suulu’, ‘Masaay’, ‘Sanbeesi’, ‘Koongo’, ‘Niil’, ‘Weyn’, ‘Cir’, ‘Hadh’, ‘Durbaan’, ‘Cadceed’ ama ‘tagto’. Waxa kale oo kuu bannaan erayada kale ee muhimka ah;…