Waraysi
Suhayb Maxamuud
|
Cali Muumin Axad waa aqoonyahan akadeemig ah oo taariikhdiisa aqooneed ay hodan tahay, dhinacyo bandanna ay taabanayso. Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed, ee Xamar, ayuu shahaadadiisa kowaad ee dhaqaalaha ka qaatay, intii aanu uga gudbin shahaadada heerka labaad oo isla dhaqaalaha ah ee Jaamacadda…