Skip to main content

Thursday 11 June 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

OPEC

Faaqidaad |
Wadanka Imaaraadka ayaa, 28-kii Abril, ku dhawaaqay in uu ka baxay Ururka ay ku midoobeen wadamada dhoofiya shidaalka ee magaciisa loo soo gaabiyo ‘OPEC’ iyo OPEC Plus oo ah ururkaas oo lagu daray dalal dheeri ah sida Ruushka. Wasiirka Tamarta ee Imaaraadka, Suhayb Maxamed, ayaa, goaankan ka dib ka…

Wacaal |
Imaaraadka Carabta ayaa maanta ku dhawaaqay inuu ka baxayo xubinimada Ururka Dalalka Dhoofiya Batroolka ee OPEC, laga bilaabo bisha May ee soo socota, sidoo kalena uu ka baxayo OPEC+ oo ay ku jiraan xubno kale oo ka baxsan ururka, kuwaas oo ay ugu horreeyo Ruushku. Wakaaladda Wararka Imaaraadka ee…

Subscribe to Category Page