Skip to main content

Friday 6 March 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

ololaha doorashooyinka Soomaalilaan

Faaqidaad |
Qaddiyada aqoonsi raadinta Somaliland waxa ay sannadka 2024-ka la kulantay isbeddelo waaweyn oo si dhakhso ah u dhacay. Dhacdada koowaad ee aqoonsiga Somaliland boodhka ka jaftay waa isafgaradkii Somaliland la gaadhay dalka Itoobbiya, dhacdada labaad waa in madaxweynaha Maraykanka ee Donald J.…

Ka dib doorashooyinkii Somaliland ka qabsoomay 13-kii Noofambar ee bishan, waxa suurogal ah in loollanka Taywan iyo Shiinuhu ka wadaan gobolku u janjeedhsamo dhinaca Shiinaha. Muddo ka hor doorashooyinkan, Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi waxa uu iskaashi iyo xidhiidh adagba la sameeyey dalka Taywan,…

Doorashada Somaliland ka qabsoontay 13-kii Noofambar, 2024 waxa ay ahayd doorashadii sagaalaad ee ka dhacda Somaliland laga soo bilaabo markii ay Somaliland madaxbannaanideeda ku dhawaaqday sannadkii 1991-kii. Somaliland waxa ay qabatay afti dadweyne oo loogu codaynayay distuurka dalka, muddadii…

Sidii caadada u ahayd, Soomaalilaan berri waxa albaabada loo furi doonaa goobaha codeynta ee doorashooyinka Soomaalilaan ee isku sidkan. Soomaalilaan iyada oo aan weli dunida ka helin ictiraaf isla markaasna ah dal aan lahayn dhaqaale buuran kuna taalla gobol xasarad u joog ah ayey ku guulaysatay…

Jamhuuriyaddda Somaliland waxa 13-ka Noofambar ka qabsoomi doonta doorashada madaxweynannimada iyo doorashada ururrada, doorashadan oo sannado ka dib dhacday wakhtigeedii saxda ahaa. Muuse Biixi Cabdi, madaxweynaha hadda, ayaa u tartamaya shan sanno oo kale in uu xilka madaxweynannimo helo, iyada…

Soomaalidu waa bulsho aad ugu baraarrugsan awoodda ereyga, waxayna hore u yidhaahdeen, “Afku waxa uu la xoog yahay magliga xawda kaa jara”. Ereyga ol’ole/olole, qaamuuska Mansuur iyo Anariita waxa uu ugu jiraan sidan “Isku dubbarididda si dhakhso ah la isugu dubbarido hawl, arrin iwm.” Olole waa…

Subscribe to Category Page