Skip to main content

Monday 9 February 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

نور الدين فارح، الصومال، الأدب الصومالي، روايات

Dhaqan |
Tobankii Oktoobar, 2021-kii magaalada Landhan waxa ku geeriyooday Maxamed Daahir Afrax, oo ahaa foolaadka suugaanta iyo afka Soomaaliga. Sannadkii 1952-kii ayuu ku dhashay Jarriban, gobolka Mudug, noloshii baadiye ee uu ku barbaarayna waxa u xigay heerarkii waxbarasho ee kala duwanaa. Ka dib markii…

Waraysi |
Markaan kasoo degay dhaweeyaha i keenay sakad dabaqyo gaagaaban oo ku taal Cape Town, dabaqyo leh nashqad shaxano iyo sagsaag ah (art deco), waxay ishaydu ku dhacday Nuuradiin Faarax oo kor iga soo qooraansanaya, halkan ayaa uu kalidii ku noolyahay oo aan ku ballansanahay in uu iigu qado kariyo.…

Subscribe to Category Page