Skip to main content

Wednesday 14 January 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Nurrudin Farah

Fan |
North of Dawn oo ah sheekofaneeddii u dambaysay ee uu soo saaro Nuuraddiin faarax, oo ay madbacadda Penguin daabacday 2018, waa sheeko dhacdooyinkeedu daadsanyihiin dhul aad u kala fog; laga soo bilaabo Soomaaliya, Kiiniya ilaa laga soo gaadho Norway. Waa sheeko soo bandhigaysa kala daadsanaanta…

Buug |
Saddexlayda (trilogy) Jaadadka Kelitaliyaha Afrika waa hawl ballaadhan oo Nuuradiin Faarax uu saddex buug ku koobay hirdanka dhexyaalla kelitaliyaha iyo bulshada uu u taliyo. Saddexdaas buug oo mid kastaa ka hadlayo sida ay isula falgaleen kelitaliyaha iyo qoysaska ama shaqsiyado cayimani isla…

Waxa Af Soomaali u turjumay Maxamed Buux. Nuuradiin Faarax noofalkiisa “Dhuumasho dhabarku muuqdo” (Hiding in Plain Sight) oo ay daabacday shirkadda Binguwin laanteeda Biritan, ahna buugga koowaad ee saddexleydiisa cusub, wuxuu ku sii joogtaynayaa inuu wax ka qoro halkudhigyadii uu wax…

Subscribe to Category Page