Skip to main content

Sunday 8 February 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

novel

Buug |
Buuggan oo daabacadiisii koowaad soo baxday 2019, ayaannu dhawaan kaga sheekaysanay aniga iyo akhritayaal kale oo kooban Xarunta dhaqanka ee Hargeysa. Buugga waxa qoray Maxamed Xirsi oo ah dhakhtar caafimaad, qoraa iyo turjumaan. Buuggu markaa uu soo baxay waxyaabihii la iska wayddiiyey waxa ka mid…

Fan |
North of Dawn oo ah sheekofaneeddii u dambaysay ee uu soo saaro Nuuraddiin faarax, oo ay madbacadda Penguin daabacday 2018, waa sheeko dhacdooyinkeedu daadsanyihiin dhul aad u kala fog; laga soo bilaabo Soomaaliya, Kiiniya ilaa laga soo gaadho Norway. Waa sheeko soo bandhigaysa kala daadsanaanta…

Buugga Hiwot Teffera ee "Tower in the Sky" kaliya maaha mid soo gudbinaya mid ka mid dhacdooyinka taariikheed ee ugu muhiimsan taariikhda Itoobbiya ee sidoo kale waa mid ka mid ah qisooyinka ugu quruxda badan, taas oo ku saabsan, Jacayl, guuldarro iyo Kacdoon. Mid ka mid ah…

Feker |
Bishii Diseenbar 1968, qoraa dhallinyaro ah oo reer Czech ah ayaa goob-qubays (sauna) ku taalla dacalka Webiga Vltava kula kulmay saddex qoraa oo reer Laatiin Ameerika ah.: Gabriel García Márquez, Julio Cortázar iyo Carlos Fuentes, kuwaas oo Prague u yimi casuumaad ay ka heleen midowga qoraayada…

Waraysi |
“Waxa la inagu soo ababiyay in aynu ka feejignaano wax kastoo sooyaalkeenna ka baxsan,” ayay Nadiifa Maxamed oo ah qoraa Biritish-Soomaali ahi ku tidhi waraysi ay Geeska siisay.. Waxay sheegtay in ay akhrinta noofallada ka baratay qaddarinta runta qayaxan.…

Subscribe to Category Page