Skip to main content

Sunday 8 March 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Noofal

Buug |
Buuggan la yidhaado "Waasuge iyo Warsame: Socdaalkii 30ka Maalmood", waxa qoray Xuseen Sheekh Axmed Kaddare, oo ahaa qoraa, suugaan dhaadhi, iyo mid ka mid ah guddidii hirgelisay qoraalka farta Soomaaliga. Mudane Kadare, waxa uu buugga ku soo bandhigayaa arrimo badan oo la xidhiidha noloshii…

Way ahayd, in Nuuruddiin Faarax iyo Soomaalida uu ka warramaba dhexdooda laga saaro darbiga weyn ee ka la xannibay isu socodka fekerkooda, dareemidda lahaanshiyahooda iyo abuuridda xidhiidh qotodheer oo suugaamaysan. Way ahayd in ay meesha ka baxdo, qatanaanta akhristaha Soomaaliga ahi uu ka qatan…

Gorfaynta, falkinta iyo faaqidaadduba waxay suugaanta u yeelaan macne, waana hab lagu gaaro aragtiyaha qoddadadheer ee suugaanta ku duugan. Sida oo kale in suugaanta lagu aqriyo aragtiyo bulsheed, dhaqaale iyo kuwa caalami ah ba waxay abuurtaa in laga salgaaro miidda iyo mucda suugaanta. Suugaanta…

Subscribe to Category Page