Hadda oo aan jiro siddeetan iyo toddoba sanno, keligay baan noolahay. Waxa aan keli ku ahay guri yar oo beer ku yaalla, lana dhisay 1803-kii. Halkan buu qoyskaygu ku noolaa waxii ka dambeeyey Dagaalkii Sokeeye [ee Maraykanka]. Geeridii awoowgay kaddib, ayeeyday Kate ayaa halkan kelideed ku noolayd,…