Sheeko
Cabbdiraxmaan Aadan Maxa
|
Sheekadani waxay soo tebinaysaa dood iyo wadasheekaysi dhex maray qoraaga iyo gabadh Nayjeeriyaan ah oo ay tababar ku wada qaadanayeen Yurub.
Sidii caadada noo ahayd ayaan Sunia maantana is helnay. Fasax qado ayaan ku jirnaa. Aalaaba waan wada qadaynaa intan aan aqoonkorodhsiga Den Haag u joogno.…