Skip to main content

Tuesday 15 September 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Nidaamka dhaqaale ee caalamiga

Faaqidaad |
Tamarta, Otomaatiyeynta iyo loollanka sii kordhaya Xoogaysiga tartanka loogu jiro soosaarista agabyada iyo dhisidda kaabayaashu, waa tartan sababaya in dalalka xooggan ee awood fidsiga wadaa ay boobaan khayraadka shidaal, gaaska, macdanaha iyo khayraadka kale ee dhifka ah. Hase ahaatee, si la mid…

Loollanka walaalaha colaadda isu beddelay Masuuliyiinta Maraykan iyo shirkadihiisa waaweyn oo dhinac ahi waxa ay tartan kula jiraan Shiinaha, si Bariga Dhexe looga dhigo xuddunta cusub ee kaabayaasha dhijitaalka, cloud computing-ka, garaad-gacmeedka, tiknoolajiyadda bayoolaji iyo soosaarista…

Maalmo dhawayd, Ingiriisku waxa uu shaaciyey inuu gacanta ku dhigay markab shidaal oo ka tirsanaa “maraakiibta qarsoon ee Ruushka”, xilli uu markabkani ka gudbayey Kanaalka Ingiriiska. Judhaba, arrinkani waxa uu u muuqanayaa tallaabo cusub oo ka mid noqonaysa taxanaha xayiraadihii reer Galbeedku…

Aragti |
Nidaamka dhaqaale ee caalamiga ah, oo ah mid si weyn ugu dhisan nidaamka hantigoosadka, waxa uu la daalaa-dhacayaa dhibaatooyin ragaadiyey oo salka ku haya hab-dhaqanka maaliyadeed ee ku dhisan amaahda iyo dulsaarka. Haddaba, si aynu tafkiik qoto-dheer ugu samayno hoobadka dhaqaale ee dunida ku…

Subscribe to Category Page