Bulsho waliba waxa ay meeqaam iyo sharaf ku leedahay kala dambaynta, kala ahaanshaha qaybaha kala duwan ee ummadnnimo iyo in qof kastaaba ku eg yahay halka u ga bannaan ee uu kaga toosan yahay nolosha salka iyo baarkaba ballaadhan. Qaayasoorrada bulshooyinku caanka ku yihiin ayaa uu ka mid yahay…

Cunsuriyadda waxa abuura siyaasadaha dawladaha, sida kaliya ee cunsurinimada qofku uga dheeraan karaa waa in uu la dagaallamo, oo qofku gudihiisa ku laabto, oo iska soo hufo fekradaha cunsuriga ah ee ay maskadiisa sida baraad la’aanta ah u galay, kuwaas oo uga yimid dhaqanka iyo diinta bulshadiisa.…