Skip to main content

Monday 9 February 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Muusig

Dhaqan |
Hordhac Kolka laga warramayo dhacdooyinka muusig ee taariikhiga ah, iyo kolka laga warramayo fanka codka u noqda looma'ooyaanka waa in la xusaa oo laga warramaa orkaastarada "Black requiem" ee lama'illaawaanka ah. Shaqadan muusig iyo dhacdadan waxaa agaasinkeeda lahaa Quincy Jones; muusigyahan iyo…

Fan |
Badhtamaha Hargeysa, kacdoonka cusub ee muusigga ayaa firfircooni hor leh yeelanaya, xilli codad qurxoon iyo dad hal-abuur leh fanka ku soo laabanayaan. Heesaha qaranka iyo kuwa siyaasadda ayaa iyana abuuraya masrax cusub oo muusigga dalku yeelanayo.…

Qisadani waxa ay dhexmartay muusigyahankii cajabta lahaa ee reer Ruush Biiter Iliyikh Jaykofiski/Pyotr Ilyich Tchaikovsky oo noolaa intii u dhaxaysay 1840 ilaa 1893, kaas oo allifay muusigga heesaha yaabka leh ee (Haradii Xuurta, Qorijebiso iyo Quruxleyda Hurudda) iyo Naadishda Fon…

Dukumentariga gaaban waxaa samaysay majalladda The Guardian. Wuxuu dhababbaarayaa muusikada ‘Dhiskooga’ Soomaalida, wuxuu sidoo kale dareenabbaarayaa sheekada kala'irdhoobidda saaxiibbo arwaax faneed iyo baashaal ku midaysnaa sannado badan se qiiqa baaruudda ku ka la lumay, iyo sidoo kale…

Haddii inta aad yuutuubka gasho, “Hibotep” ku qorto kadibna natiijooyinka kuu soo baxa mid ka mid ah ku dhufato, wax yar kadib waxa aad is arki doontaa adigoo ku dhex lunsan codadka iyo muuqaalka hortaada ka daaran. Muuqalladu waxay u badan yihiin meelo magaalada ka baxsan, ama meelo u eg warshad…

Subscribe to Category Page