Skip to main content

Sunday 14 June 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

musuqmaasuq

Buug |
Musuq-maasuqu waxa uu ka midyahay aafooyinka ragaadiya dawladnimo wanaagga iyo horumarka bulshada, waayo wuxu uu isku mar dumiyaa anshaxa iyo dhaqaalaha bulshada. Sannadkii 2018-kii waxa buug macne leh ifka u soo saartay Dr. Ngozi Okonjo-Iweala kaas oo ay ugu wanqashay “La dagaallanka musuq-maasuqu…

Dunida maanta waxa isku dhigma siyaasadda iyo beenta oo la isku lammaanaysiiyaa, sida dad badan oo bulshooyinka casriga ahi sawirtaan, sababtuna waa heerka beentaee ay siyaasiyiintu sheegaan, siiba madaxda nidaamyada iyo hoggaamiyayaashu. Waxa dad badani si shaacsane ah u aaminsanyihiin in…

Feker |
Musuqmaasuqu wuxu dumin karaa bulsho dhisan oo figta sare joogta, halka la dagaallankiisu uu gobeyn karo bulsho kacaakufaysa oo sagxadda taalla. Sidaas awgeed, curiskan koobani waxa uu iftiiminayaa sababaha qofka iyo bulshada ku riixa in ay ku kacaan falal halis ku ah noloshooda.…

Faaqidaad |
Adduunku sannadihii dambe waxa uu la taacalayey hannaan cusub oo kacdoon ah, oo ka faa’idaysanaya fursadaha kacaanka dhijitaalku wato, oo ka dhigaya mid ka duwan sidii hore loogu yaqaannay kacdoonnada. Faca koraya, ee lagu magacaabo Faca Z, ayaa hoggaamiyey dhaqdhaqaaqyo baraha bulshada kasoo…

Waraysi |
Sucaad waraysigan ay Geeska siisay waxa ay ku soo gudbinaysaa isbeddelada ku yimi shaqooyinka arrimaha gargaarka, musuqmaasuqa baahsan ee ka dhex jira iyo hab fekerka dadka hadda ku biira shaqooyinka gargaarka. …

Aragti |
In ka badan tiriliyoon doollar ayaa sannad kasta laga soo xadaa waddamada adduunka ugu saboolsan, taas oo ah xaddi aad u badan oo ay adag tahay in la suuraysto. Lacagta intaas le’egi waxa ay kuu jari kartaa shirkadda Apple, baaqiga soo hadhana waa ku filan yahay in aad ku gadato lacag kasta…

Subscribe to Category Page