Inta aanay Soomaalidu helin dawladnimada casriga ah, waxa ugu badan ee ay dhaqan jireen waxa uu ahaa xoolaha oo ay ugu badnaayeen geela iyo arigu. Manaafacaadka khayraadka baddu aad ayaa uu u yaraa, ka hor inta aan la gaarin kalluumaysiga, waxaaba ka faa’idaysigiisu yaraa beeraha. Waxyaabaha aadka…

Xilli indhaha dunidu ku jeedaan dhibaatooyinka ka taagan Bariga Dhexe, Geeska Afrikana waxa ka jirta dhibaato aan ka halis yarayn ta Bariga Dhexe, walow tebinta warbaahinta caalamiga ahi ka sii jeeddo. Ku dhawaad laba sanno ayaa laga joogaa Heshiiskii Biritooriya ee ay kala saxeexdeen Dawladda…

Muddooyinkan danbe galaangalka iyo qorshayaasha Turkiga ee Geeska Afrika waxa ay la kulmayaan isdiiddooyin, waxaana jira istiraatiijiyado iskaashi oo uu la yeeshay dhinacyo iska soo horjeeda. Waxa uu u dan leeyahay in uu awooddiisa ku ballaadhiyo gobolka Geeska Afrika, isagoo ka duulaya siyaasad…

Waxaa laba kaclaysay xiisadda ka dhex taagan xukuumada federaalka Soomaaliya iyo Soomaalilaan, ka dib markii Muqdisho ay soo saartay go’aanno ay ku amrayso shirkadaha duulimaadyadu in ay ka saaraan magaca Soomaalilaan liiskooda oo ay ku beddelaan Soomaaliya (Hargeysa, Soomaaliya). Waxa ay sidaas oo…