Skip to main content

Sunday 7 June 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

mucaaradad

Faaqidaad |
Muddo ka badan labaatan saacadood ayaa ay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ku jirtay qas, oo uu ka socday dagaal la is weydaarsanayey madaafiic iyo hubka culus, una dhexeeyey Xukuumadda Federaalka iyo hoggaanka mucaaradka, arrinkan oo keenay in gebi ahaan dhaqdhaqaaqii magaaladu istaago. Muddo…

Wacaal |
Dagaallo culus ayaa galabta ka qarxay qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho, oo ay ku jirto degmada Howlwadaag, kaddib markii xiisaddu kor u kacday agagaarka meel ay mucaraadku ku qorsheynayeen bannaanbax berri loo ballansanayay. Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Khayre, oo saaka u guuray Howlwadaag…

Wadahadalladii sida weyn loo sugayay ee u dhexeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo garabka mucaaradka ayaa burburay Jimcihii, kaddib markii laba maalmood oo xidhiidh ah oo wada-xaajood ah lagu guul-darraystay in wax natiijo ah laga gaadho. Wadahadalladan, oo ka dhacay Muqdisho ayaa ujeeddadoodu…

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa xaqiijisay in ay weerarro ku qaadday kooxo hubeysan oo ay ku sheegtay in ay 'isugu jireen Alshabaab iyo maleeshiyaad nabad-diid ah oo u daacad ah Cabdicasiis Lafta-gareen' oo ay ula jeeddo hadhaaga mucaaradka ah ee ciidankii Koonfur Galbeed oo daacad u ah…

Mucaaradka Soomaaliya ee fadhigoodu yahay Muqdisho ayaa maalmihii la soo dhaafay qorsheynayay dibadbaxyo ballaadhan oo ka dhaca guud ahaan caasimadda. Dibadbaxyadan ayaa loo abaabulayaa si looga falceliyo maamulka hadda talada haya ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, iyo waxa ay…

Iyada oo ay soo koobmayaan maalmaha ka hadhay muddo xileedka lagu muransan yahay ee Madaxweyneha Soomaaliya, waxa ay maanta Filla Soomaaliya soo saartay qoraal ay si rasmi ah ugu iclaamisay kulan wadatashi ah oo ay ugu yeedhay xubnaha Goleha Mustaqbalka, kaas oo 10ka Meey ka qabsoomi doona xarunta…

Hoggaamiyeyaasha mucaaradka Soomaaliya ayaa digniin adag u diray Danjiraha Turkiga ee Muqdisho, Alper Aktaş, iyagoo Ankara ugu baaqay inay ka fogaato faragelin siyaasadeed oo ay ku tilmaameen mid soo noqnoqotay, isla markaana ay sheegeen inay u muuqato taageero dhinac keliya ah oo loo fidinayo…

Golaha mustaqbalka Soomaaliya oo ay ku bahoobeen mucaaradka Soomaaliya iyo qaar ka mid ah hoggaamiyeyaasha maamul goboleeddada Soomaaliya ayaa sheegay in ay wada hadal la galayaan Xukuumadda iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Golaha oo ka jaawaabaya warqad casuumad ah oo u diray Madaxweynaha…

Mucaaradka Soomaaliya ayaa kulankii ugu ballaadhnaa ku yeeshay Kismaayo si ay isugu dubbaridaan tallaabooyin mideysan oo ka dhan ah siyaasadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee uu muddo xileedkii ka sii dhammaanayo. ​Kulankan oo uu martigaliyay maamulka Jubaland ayaa isu keenay shakhsiyaad muhiim…

Aragti |
Aragtida Sigmond Foroyd ee halmaanka (Freudian slip) waa mid soojiidasho leh. Halmaanku, sida uu ku macneeyay Foroyd, waa xaqiiqada dareenka gudeed iyo waxa uu dhab ahaan ku saabsan yahay ujeedka erayada ee qofku, arrintaas oo burinaysa odhaahdii Soomaalida ee ahayd ‘halmaan hadal kuma jiro’.…

Subscribe to Category Page