Skip to main content

Saturday 14 March 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

مستقبل القارة

Buug |
Marka indhaha dunida kale lagu eego, Afrika waa qaarad weli ay adagtahay in la fahmo, inta badanna doodaha caalamiga ah lagaga bixiyo sawir marinhabaabin ah, oo ay si isku mid ah uga gudbiyaan qoraallada cilmibaadhayaasha Afrikaanka ah, warbixinaha weriyayaasha amaba xasuusqorrada shaqaalaha…

Faaqidaad |
Adduunku sannadihii dambe waxa uu la taacalayey hannaan cusub oo kacdoon ah, oo ka faa’idaysanaya fursadaha kacaanka dhijitaalku wato, oo ka dhigaya mid ka duwan sidii hore loogu yaqaannay kacdoonnada. Faca koraya, ee lagu magacaabo Faca Z, ayaa hoggaamiyey dhaqdhaqaaqyo baraha bulshada kasoo…

Subscribe to Category Page