Skip to main content

Thursday 11 June 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

مقديشو

Faaqidaad |
Muddo ka badan labaatan saacadood ayaa ay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ku jirtay qas, oo uu ka socday dagaal la is weydaarsanayey madaafiic iyo hubka culus, una dhexeeyey Xukuumadda Federaalka iyo hoggaanka mucaaradka, arrinkan oo keenay in gebi ahaan dhaqdhaqaaqii magaaladu istaago. Muddo…

Waxa ismaandhaaf xooggani ka dhex jiraa kooxaha cadaadiska iyo galaangalka ee Washington, iyagoo isku haya codsiyada iska soo horjeeda ee Federaalka Soomaaliya iyo gooni isu-taagga Somaliland. Xukuumadda Xasan Sheekh Maxamuud waxa ay dhaliilo kulul kala kulmaysaa xubno ka tirsan Jamhuuriga…

Feker |
Socdaalka iyo sahanku ma noqon karaan agab si qotodheer loogu fahmo aadamaha? Sahamiyuhu se, isagoo ka gudbaya bado iyo xeebo, ma isku beddeli karaa qoraa sooyaaleeya fekerka, dhaqannada dadka iyo dhismaha, halkii uu kaga koobnaan lahaa soo gudbinta muuqaallo duleed? tijaabada Ibnu Batuuta ee…

Waxa dhawaan, mar kale, soo labakacleysay colaadda u dhexaysa Muqdisho iyo Hargeysa oo, markan, daaran arrimaha fiisayaasha iyo duullimaadyada oo uu dhinac kaste isku dayay in uu ku muujiyo cududdiisa iyo saameyntiisa. Waxa ay Soomaaliya doonaysaa in ay xaqiijiso ujeeddooyin isbarkan oo isugu jira…

Iyada oo ay joogto noqdeen dhibaatooyinka siyaasadeed iyo nabadgalyo ee Soomaaliya, waxa kale oo jira dhibaatooyin bini’aadamnimo iyo bulsho oo aan ka halis yarayn. Dhibaatooyinka kuwa ugu mudan in la sheego waxa ka mid ah fatahaadaha soo noqnoqda, ee dhaca xilli roobaad kasta, iyagoo ka dhasha kor…

Aragti |
Muddooyinkan danbe galaangalka iyo qorshayaasha Turkiga ee Geeska Afrika waxa ay la kulmayaan isdiiddooyin, waxaana jira istiraatiijiyado iskaashi oo uu la yeeshay dhinacyo iska soo horjeeda. Waxa uu u dan leeyahay in uu awooddiisa ku ballaadhiyo gobolka Geeska Afrika, isagoo ka duulaya siyaasad…

Muddo ka badan hal sanno waxa isa soo tarayey, baaqyada xukuumada ee dib u bilaabista wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah xarakada argagaxisada ah ee al-Shabaab, mana jiraan wax tilmaamo ah oo muujinaya xilliga xukuumadu qaadayso hawlgallada militari ee ay sheegtay. Xarakada…

Waraysi |
Xaaji Jaabir waxa lagu tiriyaa foolaadka sheekoyahanka marka la joogo sheekafaneedda Carbeed ee ka soo mudhbaxaysa Geeska Afrika. Jaabir ilaa hadda waxa uu soo saaray shan sheekofaneed: “سمراويت”, iyo “مرسى فاطمة” oo soo baxay gugii 2013, waxaana loo turjumay afka Talyaaniga, sidoo kale…

Subscribe to Category Page