Skip to main content

Thursday 22 January 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

MoU

Faaqidaad |
Halganka ay Soomaalilaan aqoonsiga ugu jirto waxa ku ladhmay khilaafaadka kale ee gobolka ka taagan, khatarta arrintaa ka iman karta culeyskeeda badankiisu waxa uu fuuli doonaa bulshada Soomaalilaan.…

Aragti |
Soomaalilaan ayaa ku wargelisay dublamaasiyiinta Hargeysa jooga in ay isafgaradkii Itoobbiya ay horraantii sannadkan la galeen heshiiskiisii rasmiga ahaa diyaariyeen, oo uu saxeexii uun u dhiman yahay, sida ay dhawaan xustay Addis Standard. Heshiiskan oo ahaa mid buuq badan gobolka iyo…

Tan iyo markii Abiy Axmed loo caleemo saaray kursiga Raysal wasaaranimada Itoobbiya waxaa ka soo wareegay lix sanno iyo dheeraad, muddo bilo ka yar markuu xilka hayay, Sebtambar 2018, waxa uu caasimadda Eretariya, ee Asmara ku guddoonsaday isbahaysi saddex geesood ah, oo kulmiyay isaga,…

Bisha soo socota (13 noofembar, 2024) Soomaalilaan waxaa ka qabsoomi doona doorashooyin isku sidkan oo kala ah doorashada madaxtooyada iyo ta ururada. Doorashada ururada, 10 urur ayaa u tartami doona ka mid noqoshada saddexda xisbi qaran. Halka doorashada madaxtooyada ay saddexda xisbi qaran ee…

Ilaa hadda waxa Geeska Afrika ka taagan saamaynta khilaafkii ka dhashay is afgaradkii qabsoomay bishii koowaad ee sannadkankaas oo u dhexeeyey Itoobbiya iyo Soomaalilaan . Heshiiskan, Soomaalilaan waxa ay Itoobbiya u ballanqaadday in ay siinayso dhul ay saldhig ciidan ka dhisato, oo dhinac walba u…

Waxaa laba kaclaysay xiisadda ka dhex taagan xukuumada federaalka Soomaaliya iyo Soomaalilaan, ka dib markii Muqdisho ay soo saartay go’aanno ay ku amrayso shirkadaha duulimaadyadu in ay ka saaraan magaca Soomaalilaan liiskooda oo ay ku beddelaan Soomaaliya (Hargeysa, Soomaaliya). Waxa ay sidaas oo…

Waxa ay muddo saddex cisho ah (22 ilaa 24 Julaay) martigalisey Caasimadda Qadar ee Dooxa, shirka qurbajoogta Soomaaliyeed, shirkan oo qabanqaabadiisa ay lahayd Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Soomaaliya, waxaa martigalisay dawladda Qadar, halkudhigiisuna waxa uu ahaa “Jihaynta Awoodda Qurbajoogta…

Horraantii bishii Febraayo 2024, waxaa magaalada Ankara ee Turkiga ku kala saxiixday heshiis difaac iyo mid iskaashi dhaqaale ah, Wasiirrada Difaaca ee dawladaha Soomaaliya iyo Turkiga, Cabdulqadir Maxamed Nuur iyo dhiggiisa Yasar Guler. In kasta oo aan si rasmi ah loo shaacin qodobbada uu ka…

Cabdalle Axmed Muumin waa xoghayaha guud ee ururka saxafiyiinta Soomaaliyeed; wuxuu sheegay in loo baahan yahay in laga hawl galo sidii loo ilaalin lahaa saxafiyiinta iyo xorriyadda saxaafadda. Xorriyadda saxaafaddu waxay mar kale dhibbane u noqotay khilaafaadka dhawaanahan ka soo cusboonaaday…

Soomaalida iyo Itoobbiya xidhiidh middi middi ku taag ah baa ka dhexeeya, is’afgaradka cusub ee Somaliland & Itoobbiyina wuxuu uga sii daray walaacii taariikheed ee dhex yaallay. Maalintii Sannadka Cusub aad baa Addis Ababa looga farxay kolkii madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi, iyo…

Subscribe to Category Page