Skip to main content

Sunday 8 February 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Mogadishu

Waraysi |
Ka dib burburka heshiis laga gaadho dib u hagaajinta doorashooyyinka iyo wax ka beddelka dastuurka ee Soomaaliya, doorashooyinka dawladda hoose ee Muqdisho ayaa qabsoomay walow ay weli mucaaradku codsanayeen heshiis siyaasadeed oo ballaadhan, qaabka doorashooyinkani u qabsoomeenna waa qaab ay…

Faaqidaad |
Waxa dhawaan, mar kale, soo labakacleysay colaadda u dhexaysa Muqdisho iyo Hargeysa oo, markan, daaran arrimaha fiisayaasha iyo duullimaadyada oo uu dhinac kaste isku dayay in uu ku muujiyo cududdiisa iyo saameyntiisa. Waxa ay Soomaaliya doonaysaa in ay xaqiijiso ujeeddooyin isbarkan oo isugu jira…

Sheeko |
Waa Sacdiyo oo da’deedu ay tahay 16 jir. Sannadku waa 1991-kii. Magaaladuna waa Xamar. Xaalka waqtiyadaas Xamar ku sugnaydna waa aynu qiyaasi karanyaa. Waxaa inagaga filan in aynu ku soo koobno waa goob uu dagaal-sokeeye oo ba’ani ka socdey. Afka uun baa ereyga “dagaal-sokeeye” iska bartaye…

Feker |
Qoraaga iyo saxafiga Andaruu Haadhin (Andrew Harding) waxa uu buuggiisa Maayarka Muqdisho ku soo qaatay booqashadii Kariim Cabdul-Jabbaar Muqdisho ku yimid 1972. Waxa aan halkan idinkula wadaagaynaa garoocasho buuggan ka mid ah oo booqashadaa ka warramaysa. …

Maxamuud Xaaji sheekadan gaaban waxa uu ku soo gudbinayaa sidaan xataa maytidu u nasan, waxa uu si kajan ah u soo gudbinayaa go'aankii Madaxweyne Xasan Sheekh ku raray xabaale dadweyne oo Muqdisho ku yaal.…

Aragti |
Muqdisho waa magaalo waligeedba la jaanqaadi jirtay nashqadda guryo dhiska ee markaa adduunka ka socota, waa magaalo dhismayaasheeda ay saamayn ku leeyihiin Sawaaxiliga ilaa Talyaaniga iyo markii danbe oo ay qaadatay nashqadaha casriga ah ee deegaannada dhulbadhaha kulaala. Balse, dhawaanahan waxaa…

Xaalad siyaasad-degeleed in ay ka dartay waxaad ku garan kartaa marka dadku bilaabo in uu barbardhigo xaaladda Soomaaliya. Dabcan, lix bilood oo ay si isdabajoog ah u socdeen duqaymaha aan noocooda hore loo arag ee ay ciidanka Israa'iil iyo mashiinnadooda tegnaloojiyadda ku shaqaynayaa ku…

Aqoonyahanad Iman Maxamed ayaa Geeska uga warrantay cilmibaadhista ay ka waddo Soomaaliyadii Talyaanigu gumaysanayay, halka ay deraasaadka Soomaalidu marayaan, iyo qodobbo la xiise ah. Waxaan la kulmaa dad i wayddiiya sababta ay muhiim u tahay in la cilmibaadho tagtadii isticmaarka maaddaama…

Subscribe to Category Page