Hoggaamiyayaasha Geeska Afriki waxa ay aad u hadal hayaan faa’idooyinka badan ee ay leedahay in ay bulshooyinkooda u dhisaan dekado, taas oo saldhig u ah mashaariicaha ay ku hormarinayaan degaannadooda.
Kowdii Jannaayo, is’afgarad hor leh ayaa ay wada saxeexdeen Soomaalilaan iyo Itoobiya.…