Skip to main content

Thursday 12 March 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Midawga Afrika

Wacaal |
Magaalo madaxeedka Itoobiya ee Addis Ababa waxa ka furmay shirkii 39-aad ee Midawga Afrika. Shir-madaxeedkan ayaa ku soo beegmaya xilli meelo badan oo qaaradda ka mid ah ay ka jiraan isku dhacyo hubeysan, dagaallo sokeeye, islamarkaana ay sii kordhayaan dhibaatooyinka bani’aadannimo iyo barakaca…

Shir caalami ah oo ay deeq-bixiyeyaashu ka yeesheen arrinta Suudaan ayaa toddobaadkan lagu qabtay Waashintoon, xilli ay duruufaha colaaddu sababayaan cadaadisyo daarran joojinta colaaddan horseedday mid ka mid ah dhibaatooyinkii bani-aadannimo ee ugu xumaa dunida, taas oo hadda sii galaysa…

Faaqidaad |
Tartanka guddoomiyaha Koomishaneerka Midawga Afrika ayaa ka kooban afar murashax oo ka soo jeeda dawladaha Bariga Afrika kuwaas oo kala ah: Rayla Odhinga oo kiiniya ka socda, Maxamed Cali Yuusuf oo Jabuuti metelaya, Anil Gayaan, iyo Raytashaarad oo ka kala socda madagaskar iyo Moriishas. Odhinga…

Muuse Faki wuxuu xilka guddoonka Guddiga Midawga Afrika bannayn doonaa Febraayo 2025. Waxa ay tahay in uu beddelo muwaaddin ka soo jeeda dalalka Afrikada Bari, kuwaas oo—Kiiniya ilaa Komoroos—musharraxiintu isa soo tarayaan. Faallada Bahda Geeska Qoraalkan waxa lagu falanqaynayaa doorashada…

Reer Afrika iyo duniduba waxay bisha Meey 25 xusaan Maalinta Afrika oo ku began dharaartii la asaasay Ururkii Midnimada Afrika. Waa xus sannadle ah oo la isku xasuusiyo guulihii ay madaxdii Afriki ku xaqiijisay in ay abuurto urur-goboleed dalalka isu keena oo is dhex geliya. Waddanka Itoobbiya ayaa…

Geeska Afrika qalalaase siyaasadeed ayaa ka oogan. Min Soodaan ilaa Soomaaliya, min Yugaandha ilaa Itoobbiya, xaaladaha waa laga dayrinayaa. Haddaba urur-goboleedka IGAD maxaa u danbayn doona, ayuu is wayddiinayaa Matthew Chandler de Waal. Dagaalka mijaxaabiyay Soodaan, macaluusha ku…

Subscribe to Category Page