Maaya Anjelow waxa ay ahayd hal-abuur hibo dheeraad ah u leh maansada iyo qoraalkaba. Intaas uun ma aha, ee waxa ay ku tiiqtiiqsan jirtay fagaare ka hadalka iyo jilliinka. Codkarnimada waxa u dheerayd dhiirranaan, waxaanay ahayd carroog u taagan, una doodda xuquuqda dadka madow, oo aanay…