Soomaalidu waa dad hodan ku ah suugaanta, fanka, iyo sheeko-faneedka, waana ummad fac weyn u leh hal-abuurka dhinaca hadalka, heesaha, gabayada, iyo riwaayadaha. Hiddahaas iyo dhaxalkaas suugaaneed ayaa noqday dhidibka ay ka soo unkameen filim-sameynta casriga ah ee Soomaalida, taas oo sannadihii…

Hordhac:
Dumarka codkooda iyo waxkubiirintooda masraxa halgan ay ka soo billaabeen guriga kuna kaabayeen dulqaadrooni ay ilbaxnimada iyo jaanroganka dunida garbinayaan ayay ku timid halkay maantay masraxyada bulsho ka joogaan. Masraxa bar billowgiisii waxa uu ka soo dhex iftiimay ilbaxnimada iyo…