Aragti
Turjumaad
|
Ugu dambayn, Madaxweyne Trump wuxuu ku qasbanaaday inuu tirtiro sawir uu ku baahiyey mareegtiisa Truth Social, kaas oo u muujinayey isaga oo isu ekaysiinaya Ciise Masiix. Sawirkaas waxa ka dhex muuqanaya Trump oo xidhan hu’ cad oo qaab Tawraati ah, garbasaar guduudanna ka lusho. Gacantiisa, oo…