Sida ay tilmaamayso warbixin ay baahisay Middle East Monitoring, dhaqdhaqaaqyada Masar iyo Israa’iil ee Geeska Afrika ayaa u muuqda kuwo toos u loollamaya oo laga yaabo in uu iska horimaad toos ah ama dadbani ku dhex maro labadan dal oo heshiis nabadeed ka dhexeeyay.
Masar waxa ay ka mid tahay…

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Masar, Badri Cabdilcaadi, ayaa u sheegay Guddoomiyeha Guddiga Midowga Afrika, Maxamuud Cali Yuusuf, in ay lamahuraan tahay in dadaal la isugu geeyo sidii loo heli lahaa maalgalin ku filan oo ay ku hawlgali karaan ciidamada Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya…

Soomaaliya waxa ay khatar ugu jirtaa in ay noqoto furinta xigta ee xiisadda Masar iyo Itoobiya ee ku saabsan Biyo-xidheenka Weyn oo hadda kor u sii kacday, waxana ay isku murginaysaa loollannada maxalliga ah iyo loollannada aag-siyaasadeed ee ballaadhan.
Muddo dhawr sannadood ah, jilayaal badan oo…

Itoobiya ayaa ku eedeysay Masar in ay ka baxday heshiisyo ay hore u galeen oo ku saabsanaa biyaha Niilka iyo Dhaamka Itoobiya, isla markaana ay ku dheggan tahay caqliyadda xuquuqo taariikheed oo ay ku heshay biyaha Niilka. Iyada oo ka jawaabaysa warqad ay Masar u qortay Goleha Ammaanka ee QM oo ay…

Ka dib markii lagu dhawaaqay natiijooyinka doorashooyinka Maraykanka ee uu ku guulaystay markii labaad ee aan xidhiidhka ahayn Donald Trump, caalamku waxa uu isha ku hayaa go’aannada uu ka qaadan doono arrimaha caalamiga ah oo xaalad xasaasi ah ku sugan, waxaana dib u milicsi lagu samaynayaa…

Tan iyo markii Abiy Axmed loo caleemo saaray kursiga Raysal wasaaranimada Itoobbiya waxaa ka soo wareegay lix sanno iyo dheeraad, muddo bilo ka yar markuu xilka hayay, Sebtambar 2018, waxa uu caasimadda Eretariya, ee Asmara ku guddoonsaday isbahaysi saddex geesood ah, oo kulmiyay isaga,…

Ilaa hadda waxa Geeska Afrika ka taagan saamaynta khilaafkii ka dhashay is afgaradkii qabsoomay bishii koowaad ee sannadkankaas oo u dhexeeyey Itoobbiya iyo Soomaalilaan . Heshiiskan, Soomaalilaan waxa ay Itoobbiya u ballanqaadday in ay siinayso dhul ay saldhig ciidan ka dhisato, oo dhinac walba u…

Masar waxa ay heshiis millatari la saxeexatay Soomaaliya, sannadka soo socdana waxa ay Soomaaliya ka hawlgelin doontaa ciidamo nabad ilaalin ah, haddaba, Masar ma halis ayaa ay faraha kula jirtaa?
Xidhiidhka Masar iyo Soomaaliya ayaa weji cusub yeeshay ka dib markii labada dal kala saxeexdeen…