Markii la shaaciyey dagaalkii u dhexeeyey Maraykanka iyo Israa’iil oo dhinac ah iyo Iiraan oo dhinaca kale ah, waxa loo maleeyey in gobolku geli doono marxalad xasillooni oo muddo dheer la sugayey. Se dhacdooyinkii ku xigay heshiisku waxa ay muujiyeen in dagaalku ka hor istaagay sababihii dagaalka…

Diidmada Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ee jawaabta Iiraan ka bixisay soo jeedinta lagu soo afjarayo dagaalka ayaa dhalisay su’aalo sii kordhaya oo ku saabsan suurtagalnimada inuu fuliyo hanjabaaddiisa ah inuu bilaabo mashruuca “Freedom Plus”, kaas oo uu ku tilmaamay nuqul balaadhan oo ka mid…

Kolkii Maraykanka iyo Israa’iil ay bilaabeen dagaalka 28-kii Febraayo, waxaa si weyn loo filayay Iiraan in ay ceejin doonto isusocodka maraakiibta ee Marinka Hormus. Aad bay se u yarayd in la saadaaliyo, wax ka yar laba bilood ka dib, in Donald Trump uu ku soo rogi doono go’doomin isaga u gaar ah,…

Ka dib markii uu Madaxweyne Trump sheegay in uu xidhayo marinka Hurmus oo aanu oggolaan doonin maraakiibta u socota dekedaha Iiraan, taliska dhexe ee ciidanka Maraykanka ayaa sheegay in ay fulinayaan oo ay maanta oo Isniin ah bilaabeen in ay xannibaan dhammaan gaadiidka badda ee u socda ama ka…