Skip to main content

Thursday 22 January 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Madaxweynaha Soomaaliya

Aragti |
Muddo hadda laga joogo 14 sannadood, waxa booqasho ku yimid dalka Suudaan nin aanu magaciisu ku filnayn in uu sheego qofka uu yahay. Sida aan gadaal ka ogaaday, waxa loo keenay dalkaas si magaciisa iyo xidhiidhadiisa kor loogu qaado, gaar ahaan dhalinyarta islaamiyiinta ah dhexdooda. Waxa lagu…

Faaqidaad |
Muddo ka badan hal sanno waxa isa soo tarayey, baaqyada xukuumada ee dib u bilaabista wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah xarakada argagaxisada ah ee al-Shabaab, mana jiraan wax tilmaamo ah oo muujinaya xilliga xukuumadu qaadayso hawlgallada militari ee ay sheegtay. Xarakada…

Waxa ay muddo saddex cisho ah (22 ilaa 24 Julaay) martigalisey Caasimadda Qadar ee Dooxa, shirka qurbajoogta Soomaaliyeed, shirkan oo qabanqaabadiisa ay lahayd Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Soomaaliya, waxaa martigalisay dawladda Qadar, halkudhigiisuna waxa uu ahaa “Jihaynta Awoodda Qurbajoogta…

Farmaajo xilligiisii waa uu kiciyay dareenka waddaniyadeed ee Soomaalida, balse xukuumadda Xasan Sheekh ayaa mar kale ka hor geysay Itoobiya. Markii Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) loo doortay madaxweynihii sagaalaad ee Soomaaliya, 2017, waxaa natiijada lagu soo dhaweeyay tacshiirad…

Subscribe to Category Page