Marka laga hadlayo waxsoosaarka, suuqa dhaqaaluhu ma aha mid hufan abidkii. Marar badan waxaa dhacda in waxsoosaarka iyo qiimaha suuqu uu ka bato ama ka yaraado xaddigii la rabay, xaaladdan oo ay dhaqaalayahannadu u yaqaanaan fashilka suuqa. Fashilka Suuqu waxa uu ka dhashaa xaalado dhawr ah oo…

Julaay 29, 2024 Baanka dhexe ee Itoobbiya ayaa ku dhawaaqay in habkii sarrifka lacagaha qalaad ee Itoobbiya lagu sameeyay isbeddel, taas oo loo beddelay hab furan oo uu suuqu hoggaaminayo (Flexible or Floating Exchange System), waxa ayna daba socotay dedaallada isbeddel ee uu Abiy Axmed, bilowgiiba…