Skip to main content

Monday 9 February 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Madaxbanaani

Aragti |
22-kii Maaj, 1990-kii, shakhsiyaad awood leh oo ka tirsanaa Xisbigii Hantiwadaaga ee xukumayey Jamhuuriyadda Dimuqraaddiga ah ee Yaman, waxa ay doorteen in ay jabkii Midawga Soofiyati ku waajahaan la midoobidda nidaamkii milatariga ahaa ee ka talinayey Jamhuuriyadda Carbeed ee Yaman. Isbeddelkan…

Feker |
Wargeyska the New York Times ha ka akhrin wax ku saabsan Frantz Fanon, mufakirkii Afro-Kareebiyanka ahaa, kana soo jeeday Martinique, haddii aad akhrididna, hubsiimo badan ku dar. Waxa muuqda in ay wargeyska ka go’antahay marinhabaabinta fikradihii Fanon iyo in ay ka dhigaan qof dhinac u xagliya,…

Faaqidaad |
Waxaa laba kaclaysay xiisadda ka dhex taagan xukuumada federaalka Soomaaliya iyo Soomaalilaan, ka dib markii Muqdisho ay soo saartay go’aanno ay ku amrayso shirkadaha duulimaadyadu in ay ka saaraan magaca Soomaalilaan liiskooda oo ay ku beddelaan Soomaaliya (Hargeysa, Soomaaliya). Waxa ay sidaas oo…

Maqaalkani isagoo millicsanaya aragtiyaha aqoonyahanka cilmibaadhista Afrika ku takhasusay, waxa uu falanqaynayaa halka ay ka kici la'dahay qaaraddu tan iyo xornimadii ka dib. Hordhac Kuwa madow xukunka ka fogeeya Hogaankoodu ma horseedin badhaadhee Waa cirweynayaal, waa…

Subscribe to Category Page