Sida uu qirayo Jiin Rene Ladmiral, dadkoo dhammi waa ay yaqiinsanyihiin in turjumaaddu ay tahay “shaqo kasta oo laba af la isku xidhayo oo badhitaarta wada xidhiidhka dad kala afaf duwan”. Ka dib markii la fahmay waxa ay tahay turjumaaddu iyo kaalinteeda, waxa markasta lagu dedaalay horumarinta…

Waxaan aaminsanahay wax ku qoriddayda afka Kikuuyada, af Kiiniyaan ah, af Afrikaan ah, in uu qayb iyo gobol ka yahay halgannada imbiriyaaliyaddiidka ah ee dadka Kiiniyaanka iyo Afrikaanka.
—Guugi wa Tiyaango
Buugga "Decolonising the Mind", waxa qoray akadeemiga, noofalistaha iyo…