Kaaral Maarkis, waxa uu male-awaalay in loollanka u dhexeeya dabaqadaha xoogsatada (shaqaaleha) iyo hantiileyaasha loo shaqeeyo, oo ay danahoodu iska soo horjeedaan, ay ugu dambeyn keeni doonaan in dabaqaduhu ay baaba’aan oo garbo siman la noqdo. Waa marka ay dabaqadda xoogsatadu ku baraarugto in…

Ururka BRICS waxa uu abbuuray weydiimo badan oo ku saabsan dabeecadda degel-siyaasadeed. Laga soo bilaabo markii la unkay ururkan tobankii sanno ee ugu horreeyey qarnigan, waxa jiray qiimayno aad u kala tagsan oo ku saabsan koboca isbahaysigan cusub: qiimayno ka dayrinayay sii jiritaanka…

Ma Dagaal baa ka Dhexeeya Islaamka iyo reer Galbeedka? Saadaashii Huntington iyo Gorfayntii Maxamed Caabid Al-Jaabiri
Hordhac
Samuel P. Huntington, oo noolaa intii u dhaxaysay 1927 illaa 2008 waxa uu ahaa aqoonyahan siyaasadeed oo u dhashay Maraykanka, la taliyana u soo noqday…