Skip to main content

Friday 12 June 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

loollan

Aragti |
Iyada oo lagu jiro xilli ay dunida ka socdaan isbeddello xawliya, xeerarkii xasilloonida ee soojireenka ahaana sii dabargo'ayaan, waxa soo rogaalceliyay mandiqii awoodda si uu udubdhexaad ugu noqdo dib u qaabaynta xidhiidhada dalalka. Xiisaduhu ku ma saabsana uun muranno xuduudeed ama dhibaatooyin…

Masrax |
Sannado badan, shaneemada Maraykan kumay koobnayn madaddaalo samaynta, ee sidoo kalena waxa ay ahayd mid ka mid ah fagaarayaasha laga falkiyo sawirrada dunida, laguna dhiso sheekooyinka siyaasadeed ee waaweyn. Sidaas darteed, Iiraan waxa ay boos goonni ah kaga jirtaa qaab-u-fekerka shaneemada…

Wacaal |
Sida ay tilmaamayso warbixin ay baahisay Middle East Monitoring, dhaqdhaqaaqyada Masar iyo Israa’iil ee Geeska Afrika ayaa u muuqda kuwo toos u loollamaya oo laga yaabo in uu iska horimaad toos ah ama dadbani ku dhex maro labadan dal oo heshiis nabadeed ka dhexeeyay. Masar waxa ay ka mid tahay…

26-kii Diisamber 2025, Somaliland iyo Israa’iil ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in ay is aqoonsadeen, tallaabadan ayaa ahayd mid si weyn u beddeshay miisaanka siyaasadeed iyo amni ee Geeska Afrika. Aqoonsiga Israa”iil siisay Somaliland ayaa noqday mid gilgilay jawigii diblomaasiyadeed ee gobolka,…

Loollankii huursanaa ee Sucuudi Carabiya iyo Imaaraatka Carabta ayaa si toos ah dibedda u yimid, ka dib markii ay hawada isu mariyeen hadallo dhaliilo toosa ah. Dawladda Sucuudiga ayaa sheegtay in tallaabooyinka uu Imaaraatka ka wado Yemen ay yihiin kuwo aad u halis badan. Waxa uu Sucuudiga sheegay…

Faaqidaad |
Ibafur Qoraalkani waxa uu raacsanyahay qoraalkii hore ee ‘Saylac Waa Mindi Laba Af Leh’ oo daarnaa fahmidda xiisadda Saylac ka aloosan saddexdii bilood ee la soo dhaafay iyo jilayaasha kala duwan ee adeegsanaya kooxaha wakaaladeed ee hawsha ku dhexjira. Waxa caddaatay in Soomaalilaan ay go’aanno…

Waxa dhawaan, mar kale, soo labakacleysay colaadda u dhexaysa Muqdisho iyo Hargeysa oo, markan, daaran arrimaha fiisayaasha iyo duullimaadyada oo uu dhinac kaste isku dayay in uu ku muujiyo cududdiisa iyo saameyntiisa. Waxa ay Soomaaliya doonaysaa in ay xaqiijiso ujeeddooyin isbarkan oo isugu jira…

Dagaalka ka socda Suudaan waxa uu galay sannadkii saddexaad, waxaanu dalka iyo dadkaba ku reebay raadad argagax leh. Dagaalkani waxa uu sababay barakaca dunida ugu ballaadhan, sida Qaramada Midoobay sheegtayna, 12 milyan oo qof ayaa ku khasbanaaday qax, dalkuna waxa uu la ciirciirayaa 4 milyan oo…

Dhaqan |
Billowga bisha Rabiicu al-Awal, muslimiinta dunida oo dhammi waxa ay u diyaar garoobaan u dabbaaldegidda dhalashada Nebiga (NNKH), iyaga oo debbaaldeggaas ku cabbiraya jacaylka ay u qabaan Nebiga. Waxa ay diraaseeyaan sooyaalkiisa, dhaqankiisii, waxaanay sameeyaan kulanno ay ku ammaanayaan. Hase…

Subscribe to Category Page