Skip to main content

Saturday 14 February 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

literature

Waraysi |
Axmed Ismaaciil Samatar sannadii 2008 ayuu wadasheekaysi mawduucyo badan daarran la yeeshay Nuuraddiin Faarax, waxay ka sheekaysteen sooyaalkiisa suugaaneed ilaa burburkii dawladdii Soomaaliya, waxay wax iska wayddiiyeen doorka indheergaradka Soomaaliyeed.…

Tarjumaadda waraysi uu farshaxamayste Cali Banii Sadri la yeeshay qoraaga Turkiga ah ee Orhaan Bamuuk oo ku saabsan xidhiidhka ka dhexeeya farshaxanka iyo qoraalka.…

GOGOLDHIG Aktoobar horraanteedii waxa aan u safray Ifiriin si aan u la kulmo sheekafalkiyaha weyn Guugi wa Tiyaango[1]. Hore waxa aan dhawr toddobaad ku soo qaatay maamulgoboleedka Aywa, oo ay galaabixinaysay dabayl qabow. Se halkan waxaa is helay fallaadhaha qorraxda iyo diirrimaadkii…

Fan |
Maaya Anjelow waxa ay ahayd hal-abuur hibo dheeraad ah u leh maansada iyo qoraalkaba. Intaas uun ma aha, ee waxa ay ku tiiqtiiqsan jirtay fagaare ka hadalka iyo jilliinka. Codkarnimada waxa u dheerayd dhiirranaan, waxaanay ahayd carroog u taagan, una doodda xuquuqda dadka madow, oo aanay…

Waan kaaga sheekayn doonaa lamadegaanka ku soo siqaya hareeraha Jabuuti— Cabdiraxmaan Waaberi Aabbe, waa maxay sababta aadan u kaxayn baaskiil, baranboorri-lugeed ugu taraarixin, ama xataa aadan siible-barafeed u sabiibixin? Inanta uu dhalay Cabdiraxmaan Waaberi ayaa subax waydiisay, xilli ay u…

Subscribe to Category Page