Dunida, ummad kaste waxa ay leedahay tilmaamo u gooni ah oo ay tahay in uu fahmo qof kaste oo daraaseynaya ama maamulaya ummaddaas, ujeedkiisuna yahay hirgalinta danteeda ama fahanka xaqiiqooyinkeeda. Hoggaamiyeyaasha ummadeed iyo fikiryahannadeeda ayaa ay kaalintooda ugu mudani tahay in ay nolosha…

Soomaalidu in ay sharciga ku dhaqmi weydo, ismaandhaafka xeerarkeeda ka dhex oogan, iyo caqabadda taasi ku leedahay dawladoobidda ayuu garyaqaan Ibraahin Khadar is dul taagayaa isaga oo jidadka furan ee xalka laga raadin karana raacinaya.
Hordhac
Xeer marka aan idhaahdo waxa maskaxdaada ku soo…